Ururka Al-Amanah wuxuu taageeraa qoysaska Muslimiinta xilliga geerida si sharaf leh oowaafaqsan shareecada Islaamka.Ururku ma aha shirkad caymis ah, waa bulsho is-garab istaag ah.

Ururku maaha shirkad caymis, laakiin waa bulsho isku duuban.
Taageero waxaa la bixiyaa iyadoo la raacayo xadka lacagaha ururka uu heli karo.
Ma jirto xuquuq sharci ah oo lagu bixinayo kharashaadka oo dhan.


